
PL 203
Helsinki 00931
ph: 00358942833309
horn
Tartanka gabayada nabada ee dhalinyarda Somaliland waxaa soo qabanqaabiyay Horn Organisation for Peace and Democracy oo fadhigiisu yahay dalka Fin´land magaalada Helsinki. tartankan oo ay ka soo qayb galeen lixda gobol ee kala ah Awdal, Maroodijeex,Saaxil,Togdheer,Sool iyo Sanaag ayaa ahaa mid aad u xiiso badan oo dhalinyaradani muujiyeen heerka abwaanimadooda iyo doorka nabadu ku leeadahay nolosha banii aadamka iyo muhiimadeeda.

Saciid Maxauud Gahayr, gobolka Maroodijeex waxuu ku guuleystay kaalinta 2aad ee tartarkan gabayda dhalinyarada ee 2009
PL 203
00931 Helsinki
Finland
horndemocracy@yahoo.com
Copyright 2010 Horn Organisation for Peace and Democracy. All rights reserved.
PL 203
Helsinki 00931
ph: 00358942833309
horn