
PL 203
Helsinki 00931
ph: 00358942833309
horn
Horn Democracy ry,waxaa la aasaasay mudo hada laga joogo 11 sano, kadib markii xildhibaano ka kala tirsan goloyaasha deegaanada magalooyinka Vantaa Iyo Turku ee dalka Finland ay la kaashadeenfikirkooda ahaa inay ka faa,iidaysataan waxyaabo badan oo finland laga baran karo aqoonyahano kale oo wadaniyiin ah.
Horn Democracy waxaa si rasmi ah loo diiwaan geliyay 2006 dii. Mudadii uu Horn Democracy jiray wuxuu fuliyey hawlo badan oo ay ka mid ahaayeen inuu Finland keenay xildhibaanadii ugu horeeyay ee si dimuqraadiyad ah looga soo doorto caasimada Hargeisa ee Somaliland, waxaa uu Horn Democracy qayb ka ahaa imaanshihii gudidii doorashooyinka Somaliland ay ku yimaadeen Finland si ay wax uga bartaan nidaamka doorashada Finland 2003.
Waxaa uu Horn Democracy ku qabtay Finland seminaaro tiro badan oo lagu falanqaynaayay Nabada, dimuqraadiya, qabyaalada iyo qaar kale oo badan.Waxaa uu Horndemocracy xidhiidh la leeyahay ururo badab oo Finnish ah iyo kuwo wadani ah, isagoo qaar badana xubno ka ah.
Tartanka gabayda nabada ee dahalinyárada 2010
Copyright 2010 Horn Organisation for Peace and Democracy. All rights reserved.
PL 203
Helsinki 00931
ph: 00358942833309
horn