Halkan waxaad ka heli kartaa sawiro taariikhi ah oo soo koobaya hawlo badan oo Horn Democracy uu qabtay, shirar, seminaari, aqoon is weydaarsi iyo casuumado uu u fiday madax badan iyo weliba tartanadii dhalinyarada ee gabayada nabada ayaan halkan ka heli kartaa